Mengistu Hailemariam iyo Desalegn oo kulmay iyo Muran ka dhashay

Waxaa dhawaan magaalada Harare ee Caasimada dalka Zimbabwe kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee kaligii taliska dalka Itoobiya Mengistu Hailemariam iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka labadan masuul ee xilalka kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa mid aan horey loo sii qorsheen, waxaana kulankan ka dhashay hadal heyn iyo caro ka timid siyaasiyiin iyo … Continue reading Mengistu Hailemariam iyo Desalegn oo kulmay iyo Muran ka dhashay